Dad looga shakiyay in ay qabaan Cudurka Caronavirus oo lagu karantiilay dalka Itoobiya

Wadamada caalamka waxaa ka socda dadaalo badan oo lagu doonayo in laga hortagao cudurka halista ah ee ka dilaacay dalka Shiinaha ee Coronavirus, waxaana cudurkan hada kusii faafayaa wadamo hor leh. Dalka Itoobiya ayaa waxaa la karantiilay dad looga shakiyay in ay qabaan cudurka Coronavirus, waxaana baaritaano dheer kadib dadka laga shakiyay qaarkood la ogaaday … Continue reading Dad looga shakiyay in ay qabaan Cudurka Caronavirus oo lagu karantiilay dalka Itoobiya